Gacan ka Hadalka 6-daa Goobood ka socda waa wixii loo Soday iyo Siddi loo Rabay

Tuuladda Cabdi Geedi oo ka mid ahayd lixdii goobood ee xayiraadu sarnayd,waxaa ka
dhacay shaqaaqo iyo gacan ka hadal loo geystay beesha Ciise,taasoo ka bilaabtay
dandaasi  abaabulan oo lagu qaaday beesha Ciise. Weerarka lagu qaaday beesha Ciise
waxaa fuliyay ciidan beeleed ku abtrsaday beesha Sacad muuse oo si toos ah uga ammr
qaatay rag siyaasiin ah oo Hargeysa fadhiya. Rasaastii loo adeegsaday shacabka Ciise
inta la hubo ee ku dhawcantay waa ilaa dhawr iyo toban,wax adeeg caafimaad ahna looma
geysan.
Arrimahan lagula kacayo beesha hadda waxa ay qayb ka yihiin,talaabooyinkii hore ee  aha
xayiraadii laga xariray doorshadda,iyo diwaangelintii,iyo qorsha ah lagu doonayo goobahas
la raaciyo gobolka  Maroodijeex, waana damc foolxun oo la rabo in lagu baabiyo dagaanadda
beesha Ciise,iyo taarikhidda facaweyn ee gobolka Saylac. Waxa fakir aad u fooxun,in ciidan
beeleed oo ka ammrqaata kaliya dad gaar ah,la geeyo  dagaanadda la rabo in lala soo wareego
si ay u xasuuqaan beesha Ciise,haddii ay kacdoon ka sameeyaan dagaanadooda lala wareego
Arrintas beesha Isaaq gaar ahaan beesha Sacad Muuse,ay kula kacayso beesha Ciise,waa
mid la ogyahay madaxweynaha maamulka SL Silaanyo,waayo,isaga ayaa dalka madaxweyne
ka ah,wuuna ogyahay abaalkii u Ciise u galay. ee darteed,Ciise loo xasuuqay ee ilaa hadda
qaxootiga ugu yihiin Holhol,Inacasaamo,iyo Cali Cadde oo ka tirsan dalka Jamhuuriyadda Jabuti..
Waxaa maamulku kula kacayo,beesha,Ciise,waa wax  u keeni kara somalida inay kala argoosi
oo beeshi lagaga badan yahay meel meel kale ku badan tahay,sidasna kula argoosto.
Maamulka somaliland wuxuu addunyadda ka raadiya citiraaf,isaguna ma citiraafsana
xaqquqda shacabkiisa.,sidas darteed, ma suurtagalba in la citiraafo.
Moxamad Siyad Barre oo lagu eedeeyo inuu ahaa dhiigyacab ma samayn inuu ciidan
beeleed  ka ammrqaata beeshiisa inay beel kale xasuuqaan. Wax lagu hayo dagaandas
ee xaquuqdoodii laga dafiray,waa in loogu yeedho hay’adaha u dooda xaquuqda ummagdaha
dulman,si ay indhahooda ugu arkaan.
Sida la soo sheegayo,dadkii beesha Ciise ee ku dhaacwamay dagaalka ay ku qaaday beesha
Isaag Sacad Muuse,waa loo waayay wax gargaar caafimaad ah,halka kuwii beesha kalana
loo qaaday Hargeysa si loo daweeyo. Sida la sheegayo,degaandas rugo caafimaad oo la
helo gargaar caafimaad wax ugu dambaysay maamulkii Siyad Barre. Waxaana ku soo
guaanadaya, MA CALIBA BIR LOO SOO LULAY,BAQA U SII JEESAN,MA BAMBAANAD
BAY AAMINEEN BAWSANA DUULKU.
 
Alla Mahadle
Daljir