Xeernews24
  • Startseite
  • Audio
  • Xeernews24.com
  • Suche
  • Menu

DAAWO SAWIRADA MANCHESTER: 19 ruux oo ku dhimatay qarax ka dhacay goob ay ka heeseysay fannaanad caan ah iyo fal argagixiso oo loo maleeynayo

23. Mai 2017/in WARAR/NEWS /von admin

 

 

London(XeerNews24)ugu yaraan 19 ruux ayaa ku dhimatay, 50 kalana waa ay ku dhaawacmeen weerar la rumeysan yahay in uu ahaa mid aragagixiso oo ka dhacy saaxada lagu qabto munaasabadaha heesaha oo ku taalla magaalada Manchester ee dalka Ingriiska.
Dad goob joogayaal ah ayaa sheegay inay maqleen dhawaq xooggan markii ay dhamaadeen heeso ay goobtaasi si toos ah uga qaadeysay fannaanadda Ariana Grande, oo ah fanaanad caan ah oo u dhalatay Mareykanka.Goobjoogayaasha ayaa sheegay inay maqleen qarax ka dhacay albaabka hore ee laga gala saaxadda.

Boosteejada tareenada Manchester Victoria oo u dhaw goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa la xiray, waxaana la baajiyay dhammaan safaradii tareenada ee qorsheysnaa.

Waxa sababay qaraxa lama garanayo, balse ra’iisal wasaaraha Britain, heresa May, ayaa sheegtay in falkani ula dhaqmayaan inuu yahay mid argagixisnimo.

Warar aan la xaqiijinin oo laga soo xigtay s mas’uuliyiin aan magacooda la asheegin oo Mareykan ah ayaa sheegaya in qof is qarxiyay uu weerarkaasi geystay.

Mid ka mid ah dadkii halkaasi joogay ayaa sheegay in xooga qaraxa dartii uu ku dhacay meel dhawr mitir ujirta,markii uu soo kacay na uu indhaha saaray dad daadsan dhulka.

Waxaana goobta isku gedaamay ciidamada booliska iyo kooxaha gurmadka, iyadoo a xiray waddada marta halka uu qaraxa ka dhacay.

Nin ku sugnaa halka uu qaraxa ka dhacay ayaa sharaxay sida qaraxa uu u dhacay, iyadoo taagerayaashii ay ka baxayeen halkii lgu qabanyay bandhig faneedka.

Majid Khan, oo 22 jir ah kuna sugnaa halka uu qaraxa ka dhacay oo sharaxay sida ay wax u dhaceen ayaa waxa uu yiri ” qarax weyn oo ka argagixiyay qof walba ayaa ka dhacay halkaasi, qof walbana waxaa uu isku dayay inuu baxsado”.

Majid waxaa kale oo uu yiri ”wuxuu ahaa hal qarax oo qof walba oo joogay dhinaca kale ee laga maqlay qaraxa waxaa uu usoo cararay halkii an joognay iyagoo isku dayaya inay ka baxaan goobta”.

Oliver Jones, 17 jir bandhig faneedkana kala qeyb galay walaashi ayaa yiri: ”dhawaqa qaraxa waxaa laga maqlay goobta oo dhan qof walbana wuxuu billaabay inuu baxsado”.

”Jahwareer ayaa jiray iyadoo dadka ay jihooyin kala duwan u cararayeen”, ayuu sii raaciyay Oliver.

 

Teile diesen Eintrag
  • Teile auf Facebook
  • Teile auf Twitter
https://www.xeernews24.com/wp-content/uploads/2017/05/19.jpg 424 652 admin https://www.xeernews24.com/wp-content/uploads/2017/06/xeernews-1.png admin2017-05-23 08:42:182017-05-23 08:42:18DAAWO SAWIRADA MANCHESTER: 19 ruux oo ku dhimatay qarax ka dhacay goob ay ka heeseysay fannaanad caan ah iyo fal argagixiso oo loo maleeynayo

raadin

warki u dambeeyey

  • Daawo Sawirrada iyo Sidda looga Ciiday magaalada Shiniile.
  • Casrigii Dullinimadka Cadawga  iyo Doqonnimada Reer Sitti.
  • Bahda XeerNews24 iyo Hawlwadeenadeedu waxay akhristayaasha ugu Hambayeynayaan munaasibada Ciidal-Fidri.
  • Magaalada Biki oo taarikhdda biyo galin yeelatay.(Sawirro)
  • In ka badan 190-Xildhibaan oo qaatay Shahaadada Xildhibaanimo (Magacyada)

kaydka wararka

  • Mai 2022
  • April 2022
  • März 2022
  • Februar 2022
  • Dezember 2021
  • November 2021
  • Oktober 2021
  • September 2021
  • August 2021
  • Juli 2021
  • Juni 2021
  • Mai 2021
  • April 2021
  • März 2021
  • Februar 2021
  • Januar 2021
  • Dezember 2020
  • November 2020
  • Oktober 2020
  • September 2020
  • August 2020
  • Juli 2020
  • Juni 2020
  • Mai 2020
  • April 2020
  • März 2020
  • Februar 2020
  • Januar 2020
  • Dezember 2019
  • November 2019
  • Oktober 2019
  • September 2019
  • August 2019
  • Juli 2019
  • Juni 2019
  • Mai 2019
  • April 2019
  • März 2019
  • Februar 2019
  • Januar 2019
  • Dezember 2018
  • November 2018
  • Oktober 2018
  • September 2018
  • August 2018
  • Juli 2018
  • Juni 2018
  • Mai 2018
  • April 2018
  • März 2018
  • Februar 2018
  • Januar 2018
  • Dezember 2017
  • November 2017
  • Oktober 2017
  • September 2017
  • August 2017
  • Juli 2017
  • Juni 2017
  • Mai 2017
  • April 2017
  • März 2017
  • Februar 2017
  • Januar 2017
  • Dezember 2016
  • November 2016
  • Oktober 2016
  • September 2016
  • August 2016
  • Juli 2016
  • Juni 2016

Mawduuc

  • Guud Ahaan
  • Qormooyin/Articles
  • VIDEO/AUDIO
  • WARAR/NEWS

nala soo xidhiidh

info.xeernews24@gmail.com

Qoyska Reer Cali-Gurey Oo Baaq U Direy Madaxweynaha JABUUTI Madaxweyne Farmaajo oo goordhow ka dagay Jabuuti & Ismacil Cumar Geelle...
Nach oben scrollen