Akhriso liiska iyo Reer Pundland oo Kalikood ka soo Xaadiray Xamar wayn.
1- Degmada Cabdicasiis: Sharmaarke Maxamed Ladane,Majeerteen Daarood
2- Degmada Kaaraan: Cabdifataax Nuur cali Yaanyo Abgaal Reer Mantaan ah.
3- Degmada Shibis: Safiyo Sheekh Cali Jimcaale , Xawaadle Hawiye.
4- Degmada Yaaqshiid: Axmed Xasan Maxamuud, Harti Abgaal.
5- Degmada Howlwadaag: Cabdikariin Cali Kaar Murusade Karinle Hawiye , Wariyahii Somali Channell.
6- Degmada Hodan: Maxamed Axmed Cantoobo Ceyr Habargidir, Ayaanle
7- Degmada Dayniile: Cabdiwali Nuur Faarax Murusade, Karinle Hawiye
8- Degmada Wadajir: Cumar Cabdullahi Xasan , Daud Abgaal,Waa Cumar Cabdulle Qaanso oo Holland ka tegay lana baxsaday Lacago Canshuur iyo lacag Somali leedahay.
9- Degmada Dharkeenley: Cabdiraxmaan Siid Cali Biyomaal Dir.
10- Degmada Shingaani: Basmo Cumar Axmed , Banaadiri, Camuudi
11- Degmada Xamarweyne: Cumar Shariif Maye , Reer Banaadiri Bandhaboow.
12- Degmadda Xamar Jajab: Cabdiwali Cabdillahi Maxamed , Warsengeli Abgaal .
13- Degmada Waabari Rowdo Cabdillahi , Saleebaan Habargidir.
14- Degmada Boondheere: Zeinab Yuusuf Wehliye ,Waceeysle Abgaal Hawiye
15- Degmada Warta Nabada Zeinab Maxamuud Warsame , Seynab Xaabse, Sacad Habargidir.