Lahaashii 35% ee SL ka heli layad Dekadda Berbera oo beenawday
Sida laga warqabo, Dekadda Berbera,wax la wareegtay Dubai DP World,oo maalgelin
ku samaynaysa,kadib markii heshiis la isku khilafsana cidda saxeexday,aakhirkii DP World
la wareegtay Dekadda. DP World waxa ay ku kharashgaranaysa Dekadda 442 million oo
doolar,iyada oo DP World yeeelan doonto 65%,somalilandna yeelan doonto 35%.,ahaatee,
heshiiskii xukumaddu horkeentay golayaasha kuma dhignayn,sida loo kala qaadanayo
wixii ka soo baxa Dekadda.
Mar dambe,waxaa soo baxday in 35% ee somaliland lahayd 19% ka mid ah la siiyay Itoobya
oo aan la garanayn meel ay kasoo gashay Dekadda,,waxaana u soo hadhay somaliland kaliya
16%. Arrintas markii dhinac walba laga eegay,Itoobiya ma maalgashan Dekadda,mana weydiisan
inay qayb ku yeelato wixii ka soo baxa Dekadda,hase yeeshee,somaliland ayaa rabta inay kaga
bedelato 19% aqoonsi ay Itoobiya aqoonsato gooni isku taaga somaaliland.,iyada oo la ogyahay
inuu R/Wasaaraha Itoobiya Hailmariam Deselgn u caddeeyay inaysan Itoobiya marna aqoonsan
doonin gooni isku taaga somaliland,Itoobiyana u aqoonsan tahay Somaliland inay tahay gobol ka
tirsan federaalka somalila.
Somaliland halkii ay ku sugaysay inay Itoobiya aqoonsato,waxa ay Itoobiya ugu bedIshay inay
Wakiilkii somaliland u fadhiyay Addis Ababa siiyay guri u kadhigto xafiis.
La argii doone
Alla Mahadleh
Daljir
|