DAAWO: Kaamiradda Qarsoon oo toos u duubtay qaraxii shalay ka dhacay Dekadda Muqdisho!

 

Kaamirad ku xidhan darbiga dekadda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa si toos ah u duubtay qaraxii xooganaa ee shalay galab  ka dhacay dekadda weyn ee magaalada Muqdisho,  kaasi oo dad shacab ah ay ku dhinteen.


Muuqaalka ayaa muujinaya gaadhiga oo toos isku qarxinaya, walibana marka uu is qarxinayo waxaa ku dhow dad badan oo shacab ah, waana arrin aad uga nixi doonto.

Marka uu is qarxinayo si aad ah u eeg, ma jirto cid dowladda ama ciidan ah oo meesha joogta, shacab ayaa meesha iska lugeynaya.