War Deg-deg Ah: Madaxweynaha Maamulka Somaliland Oo Cafis U Fidiyay Suxufi Samafale Cabdimaalik Muuse Coldoon

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa cafis Madaxweyne u fidiyay Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ku xidhan Magaalada Hargeysa.

Halkan hoos ka akhri warqad hadda ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha:

18740035_744978495684519_6301596612507447285_n