Daawo:Dawlada Jabuuti oo ka hadashay maalgelinta Shirkada DP & Tartan Mustaqbalka dhexmari kara Dekeda Berbera+Xoggo kale oo xasaasiya

 

Daawo:Dawlada Jabuuti oo ka hadashay maalgelinta Shirkada DP & Tartan Mustaqbalka dhexmari kara Dekeda Berbera+Xoggo kale oo xasaasiya ah Hadalkan Maareeyaha dekaha Djibouti Abubakar Xaddi wuxuu ka duwan yahay kii Madaxweyne Geele ee ahaa in ay dekada barbara ay garabka qabsan karayn.