Daawo Muranka Saami Qaybsiga Dekeda Berbera Oo Warar Is Khilaafsani Ka Soo Baxayaan.

Daawo Muranka Saami Qaybsiga Dekeda Berbera Oo Warar Is Khilaafsani Ka Soo Baxayaan Mas’uuliyiinta Xukuumada Siilaanyo ee Maamulka Hargeysa khilaafkan iyo is barbar yaacan ku saabsan Saamiga ay dawlda Ethiopia ku leedahay ayaa soo shaac baxay ka dib doodo kul kulul iyo gacan ka hadal ka dhacay golaha guurtiga ee maamulka Hargeysa arrinta muranka dhalisay waa saamiga la sheegey in ay Ethiopia ku leedaha oo markii hora cid ka hadasha ay jirin laakiin dib usoo shaac baxday.