DAAWO VIDEO: Madaxweyne Farmaajo oo Talaabo Soomaalida ku cusub laga Duubay.

 

Muuqaal kooban oo laga qabtay bannaanbixii maanta ayaa baraha bulshada ku faafay, kaasoo muujinayo Madaxweyne Farmaajo oo markii uu soo galay garoonka Banaadir Stadium ee u dhaqaaqay inuu gacan qaado dadkii bannaanbaxa ka soo qeybgalay.


Hase ahaatee mid ka mid ah ilaaladiisa gaarka ayaa madaxweynaha ku hor orday isagoona damcay inuu ka celiyo dadkii uu salaami rabay madaxweynaha, waxaana si cadho ama Qiiro ay ku jirto u kala tuuray madaxweynaha oo dharbaaxay, kadibna madaxweynaha dadkii shacabka gacan qaaday inkastoo shabaq u dhaxeeyay dadka iyo madaxweynaha.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA