Xiisada Saylac oo sal dhigi la, iyo xildhibaano jeelka loo taxaabay

Xiisada Saylac oo sal dhigi la, iyo xildhibaano jeelka loo taxaabay. Saylac ayaa waxa ka jirey baryahan muran ku saabsan dhinaca maayerka ayadoo badhasaabka iyo gudoomiyaha kastamka lagu eedaynayo in ay wadaan xil ka tuurista maayerkii Hore halka dad kalena aaminsan yihiin in madaxweyna Kuxiggen Hargeysa oo awwoodiisa ku tijaabinayo maayeer Magaalo Cidla uu reernimo ku keenay 5 sanno ka hor.