Xeernews24
  • Startseite
  • Audio
  • Xeernews24.com
  • Suche
  • Menu

Dalka yar ee Qatar oo daba Fayday Manaafaqada iyo laba Wajiilaynta Maraykanka  Xog Sir ahna  banaanka keenay.

12. Juni 2017/in WARAR/NEWS /von admin

Dowladda yar ee Qatar ayaa martigelisay Ururka Taliban kadib markii ay sidaas ka codsatay dowladda Mareykanka, sida uu Al-Jazeera u xaqiijiyey wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Qatar.


Mutlaq Al Qahtani  ayaa sheegay in dowladaha Khaliijka ay marti geliyeen ururka Taliban ee ka dagaalamo dalka Afgaanistaan kadib markii ay sidaas ka codsatay dowladda Mareykanka.

“Dowladaha Khaliijka ayaa marti geliyey Taliban, waxayna aheyd codsi uu Mareykanka soo gudbiyey, waxayna kamid aheyd siyaasadda albaabada furan, si loo fududeeyo wadahalada Mareykanka iyo Taliban loona xaqiijiyo nabadgalyada” ayuu yidhi

“Qatar waxay fududeyneysay wadahalada u dhaxeeya Taliban iyo Mareykanka, Taliban iyo dowladda Afghanistan” ayuu sii raaciyey.

Xafiiska Talbian ee siyaasadda ayaa dalka Qatar laga furay sanadkii 2013, mana jirin ilaa xilligaas wax hadal ah oo kasoo yeedhay dalka Mareykanka kuna saabsan arrintaas.

Hadalka Al Qahtani ayaa imaanayo xilli Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump uu Qatar ku eedeeyey inay waligeed taageeri  jirtay argagixisada ayna tahay mid taariikh dheer soo jirtay inkastoo ay Qatar inkirtay.

Madaxweynaha Mareykanka wax daliil ama caddeyn ah uma keenin eedeyntii uu u jeediyey dowladda Qatar oo aheyd inay waqti badan  taageereysay argagixisada.

Hadalka kasoo yeedhay wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar ayaa muujinayo laba wajiilanimada dowladda Mareykanka, waxayna Qatar ku eedeysaneysaa arrin ay iyada markii hore ka dalbatay oo aheyd inay furto wadahadal ku saabsan Taliban iyo Mareykanka.

Teile diesen Eintrag
  • Teile auf Facebook
  • Teile auf Twitter
https://www.xeernews24.com/wp-content/uploads/2017/06/trump-saudi-1-180x135.jpg 135 180 admin https://www.xeernews24.com/wp-content/uploads/2017/06/xeernews-1.png admin2017-06-12 23:01:452017-06-12 23:02:27Dalka yar ee Qatar oo daba Fayday Manaafaqada iyo laba Wajiilaynta Maraykanka  Xog Sir ahna  banaanka keenay.

raadin

warki u dambeeyey

  • Daawo Sawirrada iyo Sidda looga Ciiday magaalada Shiniile.
  • Casrigii Dullinimadka Cadawga  iyo Doqonnimada Reer Sitti.
  • Bahda XeerNews24 iyo Hawlwadeenadeedu waxay akhristayaasha ugu Hambayeynayaan munaasibada Ciidal-Fidri.
  • Magaalada Biki oo taarikhdda biyo galin yeelatay.(Sawirro)
  • In ka badan 190-Xildhibaan oo qaatay Shahaadada Xildhibaanimo (Magacyada)

kaydka wararka

  • Mai 2022
  • April 2022
  • März 2022
  • Februar 2022
  • Dezember 2021
  • November 2021
  • Oktober 2021
  • September 2021
  • August 2021
  • Juli 2021
  • Juni 2021
  • Mai 2021
  • April 2021
  • März 2021
  • Februar 2021
  • Januar 2021
  • Dezember 2020
  • November 2020
  • Oktober 2020
  • September 2020
  • August 2020
  • Juli 2020
  • Juni 2020
  • Mai 2020
  • April 2020
  • März 2020
  • Februar 2020
  • Januar 2020
  • Dezember 2019
  • November 2019
  • Oktober 2019
  • September 2019
  • August 2019
  • Juli 2019
  • Juni 2019
  • Mai 2019
  • April 2019
  • März 2019
  • Februar 2019
  • Januar 2019
  • Dezember 2018
  • November 2018
  • Oktober 2018
  • September 2018
  • August 2018
  • Juli 2018
  • Juni 2018
  • Mai 2018
  • April 2018
  • März 2018
  • Februar 2018
  • Januar 2018
  • Dezember 2017
  • November 2017
  • Oktober 2017
  • September 2017
  • August 2017
  • Juli 2017
  • Juni 2017
  • Mai 2017
  • April 2017
  • März 2017
  • Februar 2017
  • Januar 2017
  • Dezember 2016
  • November 2016
  • Oktober 2016
  • September 2016
  • August 2016
  • Juli 2016
  • Juni 2016

Mawduuc

  • Guud Ahaan
  • Qormooyin/Articles
  • VIDEO/AUDIO
  • WARAR/NEWS

nala soo xidhiidh

info.xeernews24@gmail.com

Xildhibaan Ducaale Coofle oo Dawlada Djibouti Indha faraha ka Gashay. Ma Dhabba in Sacuudigu  uu $80 Milyan usoo bandhigay Farmaajo & Jawaabtii...
Nach oben scrollen