Xeernews24
  • Startseite
  • Audio
  • Xeernews24.com
  • Suche
  • Menu

XOG: 7-Mashruuc oo Sacuudigu Soomaalia ka fulin lahaa oo Xiisada Qatar Darteed loo Hakiyay.

13. Juni 2017/in WARAR/NEWS /von admin

Soomaaliya ayaa la kulmeysa cadaadis nuucyo kala duwan leh tan iyo markii uu bilowday Khilaafka u dhaxeeya Dowladaha Khaliijka, waxay sababi karaan caqabadahan in ay hakad geliyaan hormarka iyo dib u dhiska dalka ka socda.


Dowladda Sacuudiga ayaa dib u dhigtay mashaariic waaweyn oo ay Soomaaliya ka fullin rabtay sababo la xidhiidho mowqifka dowladda Soomaaliya ee ku aadan Khilaafka dowladaha Khaliijka markii ay sheegtay inay dhex dhexaad ka tahay.

Dowladda Sacuudiga ayaa cadaadis weyn ku saartay Soomaaliya sidii ay xidhiidhka ugu jari laheyd dalka Qatar, waxayna Dowladda Soomaaliya muujisay inaysan diyaar u aheyn xidhiidh loo jaro Dalka Qatar oo dano badan ay kala dhaxeyso.

Haddaba markii ay Soomaaliya go’aankaas qaadatay, dowladda Sacuudiga ayaa amar ku bixisay in si deg deg ah loo Hakiyo mashaariicdii Soomaaliya laga fulin lahaa, taasoo dhibaato ku noqotay dowladda Farmaajo.

Haddaba halkaan hoose ka akhriso liiska mashaariicda ay Sacuudiga ka fullin rabtay Soomaaliya ee u baaqday Qatar darteed:

 

  1. Dhismaha Garoon Diyaaradeed Caalami ah, kaasoo laga dhisi lahaa Duleedka Muqdisho iyadoo la ogyahay in ay Soomaaliya leedahay garoon cusub oo dawlada Turkigu maal galisay.
  1. Dhismaha Wado ilaa 230 KM oo aan la cayimin halka laga dhisi lahaa/
  2. Dhismaha xarun cusub oo Madaxtooyada Soomaaliya, taasoo la doonayo in laga dhiso banaanka Muqdisho.
  1. Dib u howlgelinta Shirkadii Diyaaradaha Somali Airlines iyo diyaarado la siinayo Soomaaliya si howshaas dib loogu soo celiyo.
  1. Dhisme iyo dayactir ilaa 6 Dekadood oo ku kala yaal qeybaha kala duwan ee Soomaaliya.
  1. Mashaariic horumainta Beeraha iyo Xoolaha si sare loogu qaado wax soo saarka Soomaaliya.

7. Mashaariic shaqo abuur oo aan tiro ahaan si rasmi ah loo cayimin.

Teile diesen Eintrag
  • Teile auf Facebook
  • Teile auf Twitter
https://www.xeernews24.com/wp-content/uploads/2017/06/Farmajo-wasir.jpg 456 685 admin https://www.xeernews24.com/wp-content/uploads/2017/06/xeernews-1.png admin2017-06-13 11:36:362017-06-13 11:36:36XOG: 7-Mashruuc oo Sacuudigu Soomaalia ka fulin lahaa oo Xiisada Qatar Darteed loo Hakiyay.

raadin

warki u dambeeyey

  • Daawo Sawirrada iyo Sidda looga Ciiday magaalada Shiniile.
  • Casrigii Dullinimadka Cadawga  iyo Doqonnimada Reer Sitti.
  • Bahda XeerNews24 iyo Hawlwadeenadeedu waxay akhristayaasha ugu Hambayeynayaan munaasibada Ciidal-Fidri.
  • Magaalada Biki oo taarikhdda biyo galin yeelatay.(Sawirro)
  • In ka badan 190-Xildhibaan oo qaatay Shahaadada Xildhibaanimo (Magacyada)

kaydka wararka

  • Mai 2022
  • April 2022
  • März 2022
  • Februar 2022
  • Dezember 2021
  • November 2021
  • Oktober 2021
  • September 2021
  • August 2021
  • Juli 2021
  • Juni 2021
  • Mai 2021
  • April 2021
  • März 2021
  • Februar 2021
  • Januar 2021
  • Dezember 2020
  • November 2020
  • Oktober 2020
  • September 2020
  • August 2020
  • Juli 2020
  • Juni 2020
  • Mai 2020
  • April 2020
  • März 2020
  • Februar 2020
  • Januar 2020
  • Dezember 2019
  • November 2019
  • Oktober 2019
  • September 2019
  • August 2019
  • Juli 2019
  • Juni 2019
  • Mai 2019
  • April 2019
  • März 2019
  • Februar 2019
  • Januar 2019
  • Dezember 2018
  • November 2018
  • Oktober 2018
  • September 2018
  • August 2018
  • Juli 2018
  • Juni 2018
  • Mai 2018
  • April 2018
  • März 2018
  • Februar 2018
  • Januar 2018
  • Dezember 2017
  • November 2017
  • Oktober 2017
  • September 2017
  • August 2017
  • Juli 2017
  • Juni 2017
  • Mai 2017
  • April 2017
  • März 2017
  • Februar 2017
  • Januar 2017
  • Dezember 2016
  • November 2016
  • Oktober 2016
  • September 2016
  • August 2016
  • Juli 2016
  • Juni 2016

Mawduuc

  • Guud Ahaan
  • Qormooyin/Articles
  • VIDEO/AUDIO
  • WARAR/NEWS

nala soo xidhiidh

info.xeernews24@gmail.com

Wax Badan ka Ogow Dowlada Qatar iyo Saameynta ay Dunida ku leedahay. Urur goboleedka IGAD oo laba ergey cusub u soo magacawday dalka Soomaaliya iyo...
Nach oben scrollen