Deg Deg:-Halkan Ka Akhriso Nuxurka iyo Sida ay Khaatumo ugu Biirtay Maamulka Hargeysa
Wada hadalkan ayaa waxa kasoo baxay qodobo dhawr ah oo ay kala saxeexdeen Maamulka Somaliland iyo kan Khaatumo,kuwaas oo ay kala saxeexdeen gudiyadii labada dhinac u matalayey Maamulada Somaliland iyo Khaatumo.
nuqul kamid ah qodobada kasoo baxay wada hadalkan oo shabakada war baahinta soo gaadhay ayaa waxay uu u dhignaa sida tan.
Halkan hoose ka aqriso nuxurka qodobada kasoo baxa wada hadalkaasi