Xeernews24
  • Startseite
  • Audio
  • Xeernews24.com
  • Suche
  • Menu

Yusuf Garaad oo Niyad jab ku Riday Injineer Mahad Abib Kadib Markii uu Norwey u Xaqiijin Waayay Soomaalinimadiisa.

17. Juni 2017/in WARAR/NEWS /von admin

Wasiirka arrimaha dibada dowlada Soomaaliya, Yuusuf Garaad Cumar oo isbuucan booqasho rasmi ah ku joogay dalkan Norway, ayaa wargeyska VG u sheegay inuusan cadeyn karin in Mahad Abiib uu dhalasho ahaan kasoo jeedo dalka Soomaaliya, balse ay cadahay inuu qowmiyad ahaan soomaali yahay.


Wariye ka socdo wargeyska VG ayaa kasoo qeybgalay kulankii uu Yuusuf Garaad la qaatay soomaalida Norway, wuxuuna wasiirka weydiiyay su´aal ku saabsan kiiska Mahad Abiib, iyada oo markaas wasiirka la gudoonsiiyay documentiyo ka socdo dowlada Soomaaliya, kuwaas oo sheegaya in Abiib uu yahay muwaadin soomaali ah.

Yuusuf Garaad ayaa VG u sheegay inuu qadirinayo documentiyadaas, balse xukuumada cusub ee Soomaaliya ay rabto inay si dhab ah wax u hubsato. Dhanka kale Yuusuf Garaad ayaa raaciyay in dowlada Soomaaliya ay Mahad Soomaaliya kusoo dhaweyneyso, xitaa hadii uusan Soomaaliya kasoo jeedin, oo uu jabuutiyaan yahay.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA SU’AALIHII YUSUF GARAAD

Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya ayaa intii uu socday kulankii jaaliyada, gaar ahaan markii laga hadlayay kiiska Mahad Abiib, soo bandhigay passportkiisa diblumaasiga soomaaliyeed ah, kaas oo ay saarantahay Viso Norway ah. Wuxuuna dadkii meesha joogay weydiiyay, sida ay suurtogal ku noqon karto in Norway aysan aqoonsaneyn waraaqaha aqoonsiga soomaaliyeed, hadii uu isagu Norway ku yimid passport soomaali ah.

Mahad Abiib: Waxaa heysto cadaadis siyaasadeed:

Abiib ayaa VG u sheegay in wasiirka arimaha dibada Soomaaliya ay heysato cadaadis siyaasadeed, sidaas darteed uu u maleynayo mahad ahaan, in hadii uu difaaco ay dowlada cusub ee Soomaaliya ay lumin karto taageerada dowlada Norway.

Mahad ayaa dhanka kale sheegay inuu wasiirka ku booqday Hotelka uu deganaa ee Grand, balse loo diiday inuu la kulmo.

Waxaan wali qabaa rajo:

Abiib ayaa dhanka kale VG u sheegay inuu wali qabo rajo ah inuu dib u helo passportkiisii norwiijiga ahaa, isaga oo raaciyay inuu hada ka cabsi qabo in Soomaaliya uu ku noqdo. Wuxuuna dhanka kale sheegay inuu dowladii masuulka ka noqon laheyd amaankiisa, aysanba awoodin inay ka dhiciso dowlada Norway.

Warbaahinta Norway ayaa maanta hadalheyso hadalka wasiir Yuusuf Garaad ee kiiska Mahad Abiib. Waxaa kale oo xusid mudan in TV-ga qaranka Norway ee NRK, laga celiyay inay soo galaan kulankii soomaalida iyo wasiirka arimaha dibada Soomaaliya.

Teile diesen Eintrag
  • Teile auf Facebook
  • Teile auf Twitter
https://www.xeernews24.com/wp-content/uploads/2017/06/yusuuf-Garad.png 183 275 admin https://www.xeernews24.com/wp-content/uploads/2017/06/xeernews-1.png admin2017-06-17 22:42:062017-06-17 22:42:06Yusuf Garaad oo Niyad jab ku Riday Injineer Mahad Abib Kadib Markii uu Norwey u Xaqiijin Waayay Soomaalinimadiisa.

raadin

warki u dambeeyey

  • Daawo Sawirrada iyo Sidda looga Ciiday magaalada Shiniile.
  • Casrigii Dullinimadka Cadawga  iyo Doqonnimada Reer Sitti.
  • Bahda XeerNews24 iyo Hawlwadeenadeedu waxay akhristayaasha ugu Hambayeynayaan munaasibada Ciidal-Fidri.
  • Magaalada Biki oo taarikhdda biyo galin yeelatay.(Sawirro)
  • In ka badan 190-Xildhibaan oo qaatay Shahaadada Xildhibaanimo (Magacyada)

kaydka wararka

  • Mai 2022
  • April 2022
  • März 2022
  • Februar 2022
  • Dezember 2021
  • November 2021
  • Oktober 2021
  • September 2021
  • August 2021
  • Juli 2021
  • Juni 2021
  • Mai 2021
  • April 2021
  • März 2021
  • Februar 2021
  • Januar 2021
  • Dezember 2020
  • November 2020
  • Oktober 2020
  • September 2020
  • August 2020
  • Juli 2020
  • Juni 2020
  • Mai 2020
  • April 2020
  • März 2020
  • Februar 2020
  • Januar 2020
  • Dezember 2019
  • November 2019
  • Oktober 2019
  • September 2019
  • August 2019
  • Juli 2019
  • Juni 2019
  • Mai 2019
  • April 2019
  • März 2019
  • Februar 2019
  • Januar 2019
  • Dezember 2018
  • November 2018
  • Oktober 2018
  • September 2018
  • August 2018
  • Juli 2018
  • Juni 2018
  • Mai 2018
  • April 2018
  • März 2018
  • Februar 2018
  • Januar 2018
  • Dezember 2017
  • November 2017
  • Oktober 2017
  • September 2017
  • August 2017
  • Juli 2017
  • Juni 2017
  • Mai 2017
  • April 2017
  • März 2017
  • Februar 2017
  • Januar 2017
  • Dezember 2016
  • November 2016
  • Oktober 2016
  • September 2016
  • August 2016
  • Juli 2016
  • Juni 2016

Mawduuc

  • Guud Ahaan
  • Qormooyin/Articles
  • VIDEO/AUDIO
  • WARAR/NEWS

nala soo xidhiidh

info.xeernews24@gmail.com

Sirta Isbedalka Deg Deg ah ee Xiisadii Khaliijka ku Yimid(Xogaha Dahsoon) Injineer Mahad Abiib oo Afka Furtay ka dib markii Yusuuf Garad uu Hagar Bixi...
Nach oben scrollen