Xeernews24
  • Startseite
  • Audio
  • Xeernews24.com
  • Suche
  • Menu

Booliska Brussels oo toogtay nin lagu tuhmay inuu doonayay inuu is qarxiyo (Sawiro)

21. Juni 2017/in WARAR/NEWS /von admin

Ciidamada dalka Belgian ayaa toogtay nin looga shakiyay inuu damacsanaa inuu isku qarxiyo goob tareenada laga raaco bartamaha magaalada Brussels ee caasimada dalka  Belgian.

Booliska ayaa toogtay ninkan kadib markii uu qarxiyay qalab uu watay kaasoo aan waxyeelo geysan sida ay ciidamada Booliska sheegeen.

Sida uu daabacay wargeyska La Libre oo soo xiganayay xeer ilaaliyaasha ninka la toogtay ayaa xidhnaa suunka la isku qarxiyo iyo qalab kale.

Qaar ka mid ah saxaafada wadanka Belgian oo ay ku taal xarunta ururka Midowga Yurub ninka la toogtay ayaa ku qeylinayay “Allahu Akbar” kahor inta uusan qaraxu dhicin.

Illaa iyo Hadda lama xaqiijin in ninka doonayay inuu isqarxiyo la diley iyo inkale,balse waxaa la xidhey fiidnimadii caawa xilliga dalka Belgian inta badan qadadka tareenka magaalada iyo baararka ku yaal agagaarka halka uu qaraxu ka dhacay.

Ma jirto illaa iyo hadda cid sheegatay weerarkan hase yeeshee Bishii March 2016 ayaa 32 ruux ay ku dhinteen 300 ku dhaawacmeen weerar ay sheegteen ururka IS oo ka dhacay magaalada Brussels.

Teile diesen Eintrag
  • Teile auf Facebook
  • Teile auf Twitter
https://www.xeernews24.com/wp-content/uploads/2017/06/beljin-weerar-6.jpg 480 640 admin https://www.xeernews24.com/wp-content/uploads/2017/06/xeernews-1.png admin2017-06-21 02:24:002017-06-21 02:24:00Booliska Brussels oo toogtay nin lagu tuhmay inuu doonayay inuu is qarxiyo (Sawiro)

raadin

warki u dambeeyey

  • Daawo Sawirrada iyo Sidda looga Ciiday magaalada Shiniile.
  • Casrigii Dullinimadka Cadawga  iyo Doqonnimada Reer Sitti.
  • Bahda XeerNews24 iyo Hawlwadeenadeedu waxay akhristayaasha ugu Hambayeynayaan munaasibada Ciidal-Fidri.
  • Magaalada Biki oo taarikhdda biyo galin yeelatay.(Sawirro)
  • In ka badan 190-Xildhibaan oo qaatay Shahaadada Xildhibaanimo (Magacyada)

kaydka wararka

  • Mai 2022
  • April 2022
  • März 2022
  • Februar 2022
  • Dezember 2021
  • November 2021
  • Oktober 2021
  • September 2021
  • August 2021
  • Juli 2021
  • Juni 2021
  • Mai 2021
  • April 2021
  • März 2021
  • Februar 2021
  • Januar 2021
  • Dezember 2020
  • November 2020
  • Oktober 2020
  • September 2020
  • August 2020
  • Juli 2020
  • Juni 2020
  • Mai 2020
  • April 2020
  • März 2020
  • Februar 2020
  • Januar 2020
  • Dezember 2019
  • November 2019
  • Oktober 2019
  • September 2019
  • August 2019
  • Juli 2019
  • Juni 2019
  • Mai 2019
  • April 2019
  • März 2019
  • Februar 2019
  • Januar 2019
  • Dezember 2018
  • November 2018
  • Oktober 2018
  • September 2018
  • August 2018
  • Juli 2018
  • Juni 2018
  • Mai 2018
  • April 2018
  • März 2018
  • Februar 2018
  • Januar 2018
  • Dezember 2017
  • November 2017
  • Oktober 2017
  • September 2017
  • August 2017
  • Juli 2017
  • Juni 2017
  • Mai 2017
  • April 2017
  • März 2017
  • Februar 2017
  • Januar 2017
  • Dezember 2016
  • November 2016
  • Oktober 2016
  • September 2016
  • August 2016
  • Juli 2016
  • Juni 2016

Mawduuc

  • Guud Ahaan
  • Qormooyin/Articles
  • VIDEO/AUDIO
  • WARAR/NEWS

nala soo xidhiidh

info.xeernews24@gmail.com

Halgame Omar Elmi Khayreh oo noo Baal Fayday Dhacdoonyiin naga Daboola. Farmaajo oo magacaabay Saddex Safiir & Awooddii Ugu Dambeysay oo uu isticmaalay...
Nach oben scrollen