Xeernews24
  • Startseite
  • Audio
  • Xeernews24.com
  • Suche
  • Menu

Maxaa la Fahamsan yahay siyaasada ay Somaliland ka leedahay Salal?

22. Juni 2017/in Qormooyin/Articles /von admin
Horta bal marka ugu horreeya,aan wax ka iftiimiyo,gobolkan hadda loogu yeedho Salal,ee
magacii loo yaqiin,meel kale loo wareejiyey. Gobolka magaciisu wuxuu ahaa,Awdal region.
Magaca Awdal waa magaca ay lahayd Saldanad  taarriqa hore xukumi jirtay Saylac. Gobolku
wuxuu dhaca waqooyi galbeed ee goboladda waqooyi,ee Maamulka Somaliland.Gobolku waa
gobol xeebeed degaanadiisa intooda badan. Gobolku wuxuu u dhexeeya maamulka Somaliland
iyo Jamhuuriyadda Jabuuti,xad-beenadkuna wuxuu yahay Lowyacade.
Gobolka cimiladiisu inta badan waa kulayl,wuxuuna gaadha kulaylku 40-45 garaado,waqtiyada
xagaaga loo yaqaan. Gobolka roobku wuu ku yaryahay,gaar ahaan degaanadiisa xeebaha; waxaa
ka da’a oo kaliya roobka loo yaqaan Xays,oo ah roob aan sidas u xoog  badnayn oo si shuuxa
u da’a.Dadka gobolka degan  boqolkiiba 80 waa xoolo-dhaqato,inta soo hadhayna waa tuulo-joog.
Waqtiga kulayluhu soo galo,xoolo-dhaqatadu kor ayay ula  hayamaan xoolohoodda,ilaa xaduud
ku-sheega Itoobiya Soomaalia.Doorashadu haddii ay ku soo beeganto,xiligas suurtagal uma  ah inay
ka  wadda qaybgalan oo ay codkooga dhibtaan.
Gobolka waxaa had iyo jeer  gababsi ku ah adeega shacabka iyo xoolohoodaba. Malaha goobo
caafimaad oo laga heli karo daryeel caafimaad.Kama shaqeeyan gobolka takhatiir qabilsan
daweynta xoolaha.Ceelasha biyuhu,waa kuwa loo yaqaan Riigga, markay siyado baahidda biyuhu
ceelash waxa ay noqdan hawlgab oo matooradda biyaha soo saara ayaa jaba. Marar badan waxaa
qalabka dayactirka u soo xukuumadda Jabuuti.
Dadka gobolka degaa,waxa ay qabiil ahaan ka tirsan yihiin,qabiilka dega dalka Jabuuti,ayaga  ayayna ku tiirsan yihiin nolol ahaan. waligoodna ku tiirsanayeen.xoolohuda waxa ay u iib geeyan
sayladaha Jabuuti,waxa ay rabana ku soo beddishan. Xaduudda Lowyacade,laga soo bilaabo
gummaysigii,wax canshuur ah lagama qaadin jirin  dadka ka gudbaya,iyo awrta ay ku safrayan
Waxaa kaliya oo ahayd in qofka sita warqadda loo yaqaan Laspaseega u bixiyo waxooga lacag ah.
Waxaan ognahay inuu Mamulka SL kusoo rogay dadka gobolka canshuur aan wali addunyadda
aan meela lagu arag,oo qof shaqsi ah oo raba inuu ka gudbo Lowyacade,ku qasban yahay inuu
bixiyo 31 doolar. Xitaa waxa la sheegaya in dad sakaraad ah oo la rabo in la gaadhsiiyo Jabouti
si loo badbaadiyo noloshiisa,aansa awoodiba karin inu lacag bixiyo,meesha nafteeda ku dhintay.
Gobolka waxa ka shaqaqysa kaliya,hal wasaarad,oo ah wasaaradda maaliyadda, oo ay ka sha-qeeyaan dad gaar ah oo lanasnujiyo oo wax kaliya,ee ay yaqaanin ay tahay,canshuur keen.
Gobolka waxa ku yaal kastamada wax lagu canshuuro,waa Lowyacade,Aashcade,iyo Xariirad.
Waxa lagu qiyasaa canshuurta ka soo xeroota halkii maalin,boqol kun oo doolar, hase yeeshee,
hal doolar kuma leexato dadka gobolka ee toos waxa loo daabula Hargaysa. Waxyaabaha gobolka
dhibaatooyinka ka haya waxa ka midda  ah Magaalada Saylac,wax ku taal meel loo yaqaan Canshura,waa meel ay baddu ku soo caarido, ama ay ku soo fatahto baddu oo wadadi baaburtu
soo mari lahayd godo,markan ay qasab ku noqto baaburtu inay meel kale kasoo wareegan.
Mamulku wuu awoodi kari waayay inuu canshuurta u ka qadayo gobolka wax kaga qabto.
Gunanadkii,waxaan  u sheegayna shacabka gobolka degan, doorasho cid inaga rabta ma jirto
waayo,haddii doorasho la inaga rabo,diwaangelintti ayaa la idin ogolaan lahaa,dhibaatooyinka
la idinku hayo ayaa la joojin lahaa. Natiijada doorashadana  waa la sii qorsheeyay.
Waxaa kale oo la yaable,gole wakiil, oo qabiil dhan oo dalka degan ka maqan yahay,sida uu u
shaqeeyo,iyo sobobta kuwii idin meteli lahaa uga maqan yihiin golaha xeerka lagu joojiyay
inaadan wakiilo ku yeelan golaha wakiiladda mamulka.Kastamadda ku yaal gobolka.wax ay la
mid yihiin kastamka ku yaal Tugwajaale,waxaana ka gudba maalinkasta boqolal qof u talaaba
dhinac toobiya,wax canshuur ahna lama weydiiyo. Wadaba isku soo xoori,ee arrinto wa ay iska
cadday,waana qabiil caddaadin ama waxa afka qalaad lagu yidhahdo CLAN PHOBIA
Qore:Warsame
Teile diesen Eintrag
  • Teile auf Facebook
  • Teile auf Twitter
https://www.xeernews24.com/wp-content/uploads/2017/03/saylac-lughaya.jpg 224 176 admin https://www.xeernews24.com/wp-content/uploads/2017/06/xeernews-1.png admin2017-06-22 18:00:012017-06-22 18:02:12Maxaa la Fahamsan yahay siyaasada ay Somaliland ka leedahay Salal?

raadin

warki u dambeeyey

  • Daawo Sawirrada iyo Sidda looga Ciiday magaalada Shiniile.
  • Casrigii Dullinimadka Cadawga  iyo Doqonnimada Reer Sitti.
  • Bahda XeerNews24 iyo Hawlwadeenadeedu waxay akhristayaasha ugu Hambayeynayaan munaasibada Ciidal-Fidri.
  • Magaalada Biki oo taarikhdda biyo galin yeelatay.(Sawirro)
  • In ka badan 190-Xildhibaan oo qaatay Shahaadada Xildhibaanimo (Magacyada)

kaydka wararka

  • Mai 2022
  • April 2022
  • März 2022
  • Februar 2022
  • Dezember 2021
  • November 2021
  • Oktober 2021
  • September 2021
  • August 2021
  • Juli 2021
  • Juni 2021
  • Mai 2021
  • April 2021
  • März 2021
  • Februar 2021
  • Januar 2021
  • Dezember 2020
  • November 2020
  • Oktober 2020
  • September 2020
  • August 2020
  • Juli 2020
  • Juni 2020
  • Mai 2020
  • April 2020
  • März 2020
  • Februar 2020
  • Januar 2020
  • Dezember 2019
  • November 2019
  • Oktober 2019
  • September 2019
  • August 2019
  • Juli 2019
  • Juni 2019
  • Mai 2019
  • April 2019
  • März 2019
  • Februar 2019
  • Januar 2019
  • Dezember 2018
  • November 2018
  • Oktober 2018
  • September 2018
  • August 2018
  • Juli 2018
  • Juni 2018
  • Mai 2018
  • April 2018
  • März 2018
  • Februar 2018
  • Januar 2018
  • Dezember 2017
  • November 2017
  • Oktober 2017
  • September 2017
  • August 2017
  • Juli 2017
  • Juni 2017
  • Mai 2017
  • April 2017
  • März 2017
  • Februar 2017
  • Januar 2017
  • Dezember 2016
  • November 2016
  • Oktober 2016
  • September 2016
  • August 2016
  • Juli 2016
  • Juni 2016

Mawduuc

  • Guud Ahaan
  • Qormooyin/Articles
  • VIDEO/AUDIO
  • WARAR/NEWS

nala soo xidhiidh

info.xeernews24@gmail.com

Daawo Diblomaasiyadda Djibouti oo carar iyo cadho Mooye la barin sida jawaab... uqaasha Iyo Waxgaradka Degmada Xariirad oo codkii la maqlay.
Nach oben scrollen