Xeernews24
  • Startseite
  • Audio
  • Xeernews24.com
  • Suche
  • Menu

Sacuudiga oo fashiliyay weerarro lala damacsanaa Xaramka & is-miidaamiye is qarxiyay

23. Juni 2017/in WARAR/NEWS /von admin

Dowladda Sacuudiga ayaa goor dhoweyd shaacisay inay hay’addaha ammaanka dalkaasi ay ka hortageen falal argagixiso oo loo qorsheeyay in lagu qaado Xaramka Maka Almukarama.


Wararka ayaa sheegaya in laba koox oo doonayay inay fuluyaan weerarro argagixiso ay isku diyaariyeen saddex goobood magaalada Maka Almukarama ee Xaramka (Kacbada) ay ku taallo iyo Magaalada Jidda, mid ka mid ahna uu isku qarxiyay xaafad ka mida magaalada Maka.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in kooxdan argagixisada ah ay qorsheeyeen inay weeraraan dadkii dukanayay habeenka la dhammeynayo akhrinta quraanka ee caawa si dad fara badan ay u waxyeeloobaan.

Falkii is qarxinta ee koowaad ayaa la sheegay in looga hortegay xaafadda Casiila ee magaalada Maka, iyadoo Is-miidaamiye kale lagu celiyay xaafadda Ajyaad ee magaalada Maka oo ka mida Masjidka Xaramka ee Kacbada ku taallo.

Is-miidaamiye ku jiray guri ku yaalla xaafadda Ajyaad ayaa la sheegay inuu rasaas ku furay ciidamada ammaanka isagoo diiday inuu is dhiibo, wuxuuna markii dambe isku qarxiyay goobtii. Qaraxa ayaa dhaliyay lix qof oo dhaawac ah oo ka mida dadkii Cumrada u joogay iyo shan askari.

War ay soo saareen ciidamada ammaanka Sacuudiga ayaa lagu sheegay inay qabteen shan qof oo la tuhunsan yahay oo ay haweeney ka mid tahay iyagoo baaritaan lagu hayo.

Teile diesen Eintrag
  • Teile auf Facebook
  • Teile auf Twitter
https://www.xeernews24.com/wp-content/uploads/2016/12/war.jpg 152 272 admin https://www.xeernews24.com/wp-content/uploads/2017/06/xeernews-1.png admin2017-06-23 22:29:332017-06-23 22:31:08Sacuudiga oo fashiliyay weerarro lala damacsanaa Xaramka & is-miidaamiye is qarxiyay

raadin

warki u dambeeyey

  • Al Fanaan maslax Middeeye oo si xirfadaysan uga hadlay heesti ruxdday quluubta ummadda islamka ah.
  • Trump Oo Warqad Dad Badan ka Yaabisay U Qoray Madaxwayne Biden-ka Bedelay.
  • Sideed (8)Arimood Oo Trump Ka Sheegay Somalida Intii Uu Xilka Hayay.
  • Basaaska weyn ee reer Falastiin M Daxlaan oo lagu arkay geeska Afrika
  • Ismacil Cumar Gelle Oo Markii 5aad Musharax ah Iyo Mucaaradka Oo Ku Dhagan.

kaydka wararka

  • Januar 2021
  • Dezember 2020
  • November 2020
  • Oktober 2020
  • September 2020
  • August 2020
  • Juli 2020
  • Juni 2020
  • Mai 2020
  • April 2020
  • März 2020
  • Februar 2020
  • Januar 2020
  • Dezember 2019
  • November 2019
  • Oktober 2019
  • September 2019
  • August 2019
  • Juli 2019
  • Juni 2019
  • Mai 2019
  • April 2019
  • März 2019
  • Februar 2019
  • Januar 2019
  • Dezember 2018
  • November 2018
  • Oktober 2018
  • September 2018
  • August 2018
  • Juli 2018
  • Juni 2018
  • Mai 2018
  • April 2018
  • März 2018
  • Februar 2018
  • Januar 2018
  • Dezember 2017
  • November 2017
  • Oktober 2017
  • September 2017
  • August 2017
  • Juli 2017
  • Juni 2017
  • Mai 2017
  • April 2017
  • März 2017
  • Februar 2017
  • Januar 2017
  • Dezember 2016
  • November 2016
  • Oktober 2016
  • September 2016
  • August 2016
  • Juli 2016
  • Juni 2016

Mawduuc

  • Guud Ahaan
  • Qormooyin/Articles
  • VIDEO/AUDIO
  • WARAR/NEWS

nala soo xidhiidh

info.xeernews24@gmail.com

Diblomaasiyaddi Jabuuti oo ka Dhamaan la, Dhooqo ay Cagaha la Gasho. Xasuus reeb iyo Halgame Cumar Cilmi Khayreh
Nach oben scrollen