Daawo Maamulkii Hargeysa oo laba Nin oo isku Qabtay Maayeerka Saylac uu Waayey Awood ay ku kala Saaraan

Ka dibna u Gudbisay maxkamada Dituuriga ah Hayeeshee Maamulku Ma cadayn inta ay Qaatan Doonto sharciyaan maxkamado iyo Ciidda sii wadi Doonto hawlihii Dawlada Hoose ee saylac oo kolkii Horaba maamul iyo hawli ka socoon.