Xeernews24
  • Startseite
  • Audio
  • Xeernews24.com
  • Suche
  • Menu

Warxume tashiil,muxuu u geystay Inj.Mahad Abiib.

1. Juli 2017/in Qormooyin/Articles /von admin
Aniga oo ka duuleya waraysi ay la yeelatay Universal tv Inj.Mahad Abiib Moxamud,oo dawladda
Norway kala noqotay sharcigii ay hore u siisay,iyada oo ku eedaysay unsan kasoo jeedin Somalia,
oo u kasoo jeedo dalka jabuuti dhasho ahaan,
Inj.Mahad,waxa u sheegay inuu mar sheegtay inuu yahay madaxaweynaha Saylac iyo Lughaya
State,isaga oo si aad ah uga soo horjeeday inay Somalia kala goo godo. Arrintas waxaana jeclaysan
kuwa  magaca somaliyeed sheegaynaya,oo siyaasadu waxa ay tahay aan aqoon u lahayn,hase
yeeshee,si idho la’aan iyo aqoondaro  ku jirto u sheegta inay siyaasiin yihiin.Inji.Mahad Abiib iska
daa Saylac iyo Lughaya State ee wuxuu xaq u leeyahay inuu sheegto madaxweynaha Somali State
waayo waa nin Somali ah.
Sida u sheegay Inj.Mahad, kuwas qalbiga ka buka,ee dawladda Norway lamaheedda Sirdoonka inta u tageen u tebiyay warar been abuur ah,oo ka codsaday dawladda Norway inay qariso magacyadoodda,
Waa fuleyaal somalinimadu ka guurtay berihore oo ka dhacay nolosha,kanaxun nolosha halka u ka
gaadhay Inj.Mahad Abiib. Waxaan u sheegayna kuwas, somalidu waxa ay ku mahmaahdda qorxadda sacab laguma qarin karo,ma qarin karaysiin Inj.Mahad Abiib,waana Dayax soo baxay,
meel allaale meeshi u tagana nolol fiican ayuu ku noolan kara haddii ilaahay daayo.  intii muddo ah.
Kuwa qalbiga ka buka, ee is qarinaya ee dawladda isle wax kaga hela,waxna ku heli maysid,
ifi iyo aakhirana waad seegtay.
Waxaase ka sii darrayd oo ahayd nasiibdaro,inuu wasiirkii dibadda dawladda Federaalka Somalia
Yuusuf Garaad,ee u ka filayay Inj.Mahad inuu arrintiisa wax kala qabto uu si aan habboonayn ka
yeelay.,.
Ha guulaysto Inj.Mahad Abiib Moxamud.
Qore:Warsame
Teile diesen Eintrag
  • Teile auf Facebook
  • Teile auf Twitter
https://www.xeernews24.com/wp-content/uploads/2017/06/rsz_img_647213.jpg 574 774 admin https://www.xeernews24.com/wp-content/uploads/2017/06/xeernews-1.png admin2017-07-01 19:15:492017-07-01 19:15:49Warxume tashiil,muxuu u geystay Inj.Mahad Abiib.

raadin

warki u dambeeyey

  • Soomaali iyo Itoobiyaan Laga Daadiyey Doon Ay Ku Tahriibayeen
  • Wax ka baro qarreennada ay Kenya u diyaarsatay dacwadda ICJ ee Soomaalia-Kenya
  • Maxkamadda ICJ oo War cusub ka soo saartay dacwada badda ee Soomaalia iyo Kenya.
  • Mareykanka Oo Cadeymo Ku Haya in u Dr, Abiy Ahmed Xasuuq Uu Geystay.
  • Imaaraadka oo guuldarro kale kasoo gaadhey qorshe uu ka damacsanaa Geeska Afrika.

kaydka wararka

  • März 2021
  • Februar 2021
  • Januar 2021
  • Dezember 2020
  • November 2020
  • Oktober 2020
  • September 2020
  • August 2020
  • Juli 2020
  • Juni 2020
  • Mai 2020
  • April 2020
  • März 2020
  • Februar 2020
  • Januar 2020
  • Dezember 2019
  • November 2019
  • Oktober 2019
  • September 2019
  • August 2019
  • Juli 2019
  • Juni 2019
  • Mai 2019
  • April 2019
  • März 2019
  • Februar 2019
  • Januar 2019
  • Dezember 2018
  • November 2018
  • Oktober 2018
  • September 2018
  • August 2018
  • Juli 2018
  • Juni 2018
  • Mai 2018
  • April 2018
  • März 2018
  • Februar 2018
  • Januar 2018
  • Dezember 2017
  • November 2017
  • Oktober 2017
  • September 2017
  • August 2017
  • Juli 2017
  • Juni 2017
  • Mai 2017
  • April 2017
  • März 2017
  • Februar 2017
  • Januar 2017
  • Dezember 2016
  • November 2016
  • Oktober 2016
  • September 2016
  • August 2016
  • Juli 2016
  • Juni 2016

Mawduuc

  • Guud Ahaan
  • Qormooyin/Articles
  • VIDEO/AUDIO
  • WARAR/NEWS

nala soo xidhiidh

info.xeernews24@gmail.com

Orod 1500 oo Mitir oo ka dhacay dalka Spain waxaa Kaalinta Koobaad Galay wiil... Mohamed Mahamoud Fidhin Maqal Mooye Arag waa ii Koow!
Nach oben scrollen