Mohamed Mahamoud Fidhin Maqal Mooye Arag waa ii Koow!

Waa Gabay Sarbeeb lagu sheegey oo uu Abwaanku nagu Tusay wajigiisa Runta ah oo uu Beel Hoosaadkiisa ka doorbiday beelaha kale ee Soomaaliyeed ee ina Iley Habreeyey.Gabaygan wuxuu reer Sitti u yahay Dhambaal cad siday ay Cabdi Iley iyo haybtoodu ugu Midaysan yihiin in ay reer Sitti jeebka ku Ritaan.