Xeernews24
  • Startseite
  • Audio
  • Xeernews24.com
  • Suche
  • Menu

XOG XUCUB: Yuusuf Garaad oo xilka laga qaadayo (Yaa lagu bedelayaa?)

2. Juli 2017/in WARAR/NEWS /von admin

Yuusuf Garaad wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya ayaa la filayaa in lagu beddelo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, sida ay sheegeen siyaasiyiin ka tirsan beesha Cayr oo uu Yusuuf Garaad ka soo jeedo.


Shir ay xubnaha beesha Cayr ku yeesheen magaalada Nairobi ayay dhowaan ku go’aamiyeen in beesha ay dooneyso in xilkan loogu magacaabo Cabdiraxmaan Cabdishakuur, taasi oo ay kala hadleen Kheyre. Shirkaasi ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Wararka ayaa sheegaya in Kheyre iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir Taabit Cabdi, oo saameyn weyn ku leh ra’iisul wasaaraha ay aqbaleen soo jeedinta beesha Cayr, sida xubno ka tirsan xafiiska Kheyre ay u sheegeen Warbaahinta.

Si kastaba, waxaan illaa iyo hadda la ogeyn in arrintan uu aqbali doono madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Beesha Cayr ayaa markii horeba kasoo horjeeday magacaabista Yuusuf Garaad Cumar, waxaana hadda ay u muuqataa inay u hir-geli doonto rabitoonkooda ahaa in qof ayaga ay wataan xilkan loogu magacaabo.

Teile diesen Eintrag
  • Teile auf Facebook
  • Teile auf Twitter
https://www.xeernews24.com/wp-content/uploads/2017/06/yusuuf-Garad.png 183 275 admin https://www.xeernews24.com/wp-content/uploads/2017/06/xeernews-1.png admin2017-07-02 10:38:272017-07-02 10:38:27XOG XUCUB: Yuusuf Garaad oo xilka laga qaadayo (Yaa lagu bedelayaa?)

raadin

warki u dambeeyey

  • Daawo Sawirrada iyo Sidda looga Ciiday magaalada Shiniile.
  • Casrigii Dullinimadka Cadawga  iyo Doqonnimada Reer Sitti.
  • Bahda XeerNews24 iyo Hawlwadeenadeedu waxay akhristayaasha ugu Hambayeynayaan munaasibada Ciidal-Fidri.
  • Magaalada Biki oo taarikhdda biyo galin yeelatay.(Sawirro)
  • In ka badan 190-Xildhibaan oo qaatay Shahaadada Xildhibaanimo (Magacyada)

kaydka wararka

  • Mai 2022
  • April 2022
  • März 2022
  • Februar 2022
  • Dezember 2021
  • November 2021
  • Oktober 2021
  • September 2021
  • August 2021
  • Juli 2021
  • Juni 2021
  • Mai 2021
  • April 2021
  • März 2021
  • Februar 2021
  • Januar 2021
  • Dezember 2020
  • November 2020
  • Oktober 2020
  • September 2020
  • August 2020
  • Juli 2020
  • Juni 2020
  • Mai 2020
  • April 2020
  • März 2020
  • Februar 2020
  • Januar 2020
  • Dezember 2019
  • November 2019
  • Oktober 2019
  • September 2019
  • August 2019
  • Juli 2019
  • Juni 2019
  • Mai 2019
  • April 2019
  • März 2019
  • Februar 2019
  • Januar 2019
  • Dezember 2018
  • November 2018
  • Oktober 2018
  • September 2018
  • August 2018
  • Juli 2018
  • Juni 2018
  • Mai 2018
  • April 2018
  • März 2018
  • Februar 2018
  • Januar 2018
  • Dezember 2017
  • November 2017
  • Oktober 2017
  • September 2017
  • August 2017
  • Juli 2017
  • Juni 2017
  • Mai 2017
  • April 2017
  • März 2017
  • Februar 2017
  • Januar 2017
  • Dezember 2016
  • November 2016
  • Oktober 2016
  • September 2016
  • August 2016
  • Juli 2016
  • Juni 2016

Mawduuc

  • Guud Ahaan
  • Qormooyin/Articles
  • VIDEO/AUDIO
  • WARAR/NEWS

nala soo xidhiidh

info.xeernews24@gmail.com

Mohamed Mahamoud Fidhin Maqal Mooye Arag waa ii Koow! Dawlada Qatar Oo Ganafka Ku Dhufatay Dalabaad Uga Yimi Xulufada Sucuudiga Iyo...
Nach oben scrollen