Xeernews24
  • Startseite
  • Audio
  • Xeernews24.com
  • Suche
  • Menu

SAWIRRO: RW Kheyre oo Kulan Khilaaf uu ka dhashay la qaatay Wasiirka Dibadda Sacuudiga.

5. Juli 2017/in WARAR/NEWS /von admin

Wasiirka arrimaha dibada Boqortooyada Sacuudi Carabiya Adel al-Jubeir iyo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kullan gaar ah ku yeeshay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya.


Kulankaan oo saxaafadda dibad ka joog ka aheyd ayaa socday mudo saacad ku dhow, waxaana laga wada hadlay xiriirka labada dal, iyo xiisada khilaafka Carbeed ee Sacuudiga hoggaaminaayo, kaasoo Soomaaliya ay isu muujisay inay beri ka tahay.

Warar hoose ayaa sheegaya in Adel al-Jubeir uu kusoo qaaday RW Xasan Cali Kheyre wax ka badalka siyaasadda Somalia ka istaagtay go’aanka dhex dhexaadnimada, iyadoo uu wasiirka arrimaha dibada mar kale ku celiyay balan qaadyo malaayiin dollar ah, Somaliana looga baahan inay caddeyso sida ay u taageersan tahay xulufada Sacuudiga.

Kulaankaan oo warbaahinta dowladda ka hadlin iyo ra’iisul wasaarahaba ayaa wararka aan heleyno sheegayaan in Xasan Cali Kheyre uusan kala tashan madaxweyne Farmaajo.

Kheyre ayaa siyaasad ahaan aaminsan in Soomaaliya ay raacdo xulafada Sacuudiga, halka madaxweynaha uu ku adkeysanayo inay dhex dhexaad ka noqdaan.

Kulanka ayaa waxaa suurta-gal ah inuu xiisad ka dhex kiciyo madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha, waxaana soo abaabulay dowladda Ethiopia.

Teile diesen Eintrag
  • Teile auf Facebook
  • Teile auf Twitter
https://www.xeernews24.com/wp-content/uploads/2017/07/wasiir-sacuudi-Kheyre-2.jpg 427 640 admin https://www.xeernews24.com/wp-content/uploads/2017/06/xeernews-1.png admin2017-07-05 10:52:412017-07-05 10:52:41SAWIRRO: RW Kheyre oo Kulan Khilaaf uu ka dhashay la qaatay Wasiirka Dibadda Sacuudiga.

raadin

warki u dambeeyey

  • Daawo Sawirrada iyo Sidda looga Ciiday magaalada Shiniile.
  • Casrigii Dullinimadka Cadawga  iyo Doqonnimada Reer Sitti.
  • Bahda XeerNews24 iyo Hawlwadeenadeedu waxay akhristayaasha ugu Hambayeynayaan munaasibada Ciidal-Fidri.
  • Magaalada Biki oo taarikhdda biyo galin yeelatay.(Sawirro)
  • In ka badan 190-Xildhibaan oo qaatay Shahaadada Xildhibaanimo (Magacyada)

kaydka wararka

  • Mai 2022
  • April 2022
  • März 2022
  • Februar 2022
  • Dezember 2021
  • November 2021
  • Oktober 2021
  • September 2021
  • August 2021
  • Juli 2021
  • Juni 2021
  • Mai 2021
  • April 2021
  • März 2021
  • Februar 2021
  • Januar 2021
  • Dezember 2020
  • November 2020
  • Oktober 2020
  • September 2020
  • August 2020
  • Juli 2020
  • Juni 2020
  • Mai 2020
  • April 2020
  • März 2020
  • Februar 2020
  • Januar 2020
  • Dezember 2019
  • November 2019
  • Oktober 2019
  • September 2019
  • August 2019
  • Juli 2019
  • Juni 2019
  • Mai 2019
  • April 2019
  • März 2019
  • Februar 2019
  • Januar 2019
  • Dezember 2018
  • November 2018
  • Oktober 2018
  • September 2018
  • August 2018
  • Juli 2018
  • Juni 2018
  • Mai 2018
  • April 2018
  • März 2018
  • Februar 2018
  • Januar 2018
  • Dezember 2017
  • November 2017
  • Oktober 2017
  • September 2017
  • August 2017
  • Juli 2017
  • Juni 2017
  • Mai 2017
  • April 2017
  • März 2017
  • Februar 2017
  • Januar 2017
  • Dezember 2016
  • November 2016
  • Oktober 2016
  • September 2016
  • August 2016
  • Juli 2016
  • Juni 2016

Mawduuc

  • Guud Ahaan
  • Qormooyin/Articles
  • VIDEO/AUDIO
  • WARAR/NEWS

nala soo xidhiidh

info.xeernews24@gmail.com

Afduubkii Dayuuradi Lufthansa Ee Muqdisho & Malaayiintii Doolar Ee Siyaad... Xildhinaadi golaha deganka Hargeysa oo is garab taagay kuwi reer Saylac
Nach oben scrollen