Deg Deg:Cali khaliif Oo Laba Arin Mid Isku Haya Oo Dani baday Markii Uu Kasoo Go”ay Gidaarka.

Waxaa Sawaxan iyo jaah wareer laga Dareemaya aqalka Uu Widhwidh Ka Gagan Yahay  cali khaliif galaydh Kaaso Ay Soo Food saartay xaalad Aad U culus oo Siyaasadeed Kagana Timid Maamulkii Uu Isku Dhajinaayay ee Doonayay In uu Ku Daro Khaatumo Kuna Burbursho Taariikhda iyo masiirka Reer khatumo.

 

Oday  cali oo in mudo ahba olole xoogan ugu jiray in uu  la yimaado qorshe ah somaliland  loo midaysan yahay oo wax lala yeesho ayaa maalintii shalay Ahayd waxaa soo food saaray  waji cusub oo kaga yimid dhanka somaliland.

 

Somaliland ayaa shalay  ku dhaawaqday in ay xidhay shirkii 10 bisha islamarkaana iyagan kala tashan cali khaliif iyo intii daba socotay ay ka dhigen 24 bisha,

 

cali Ayaa hada laba talo oo dani Baday mid uu ku talaabsado Garanla, kadib markii uusoo Hirdiyay Gidaar madhan.

 

Labada qorshe Ee cali khaliif isku Hayo ayaa ah in uu ku Dhawaaqo in uu Ka Baxay wadahadalkii iyo In Uu Ku Dhawaaqo is casilaad oo Baneeyo Booska uu sida sharci darada ah ugu fadhiyo kadib markii u baal maray dastuurka Khaatumo.

 

Dhinaca kale Taageerayaashi Cali khaliif Ee tirada yara ayaa iyana Niyad xumo soo Food saartay Maalintii Shalay ahayd oo Ay kala kulmen waji gabax Maamulkii Somaliland ee Ay u sacabinaayen Wadaadalkiisa iyo Ku Biiritaankiisa.

Hoos ka Daawo Niyad Xumadda Cali Khaliif