Farxad Muhiim ah Dawladadnimadii Soomaaliya oo Godkii lagu Riday ka soo baxaysa.

Qalab casriya oo lagu maamulaayo Hawada Soomaalia iyo Soomaaliland oo Horay looga Hagi jiray dalkaasi kenaya ayaa laga dajiyey Magaalada muqdisho ,wasiirka duulista Hawda dawlada feederaalka Soomaalia iyo wafti ka socday shirkada talayaaniya oo iyadu samaysay qalabkaasi ayaa ka Hadlay goobta , hoos ka daawo.