DAAWO Haboon, Horumarka Dalka Djibouti ku talaabsaday.
Sanadadii la soo dhaafay waxaa si xawliya ugu socday dalka djibouti horumar aad u balaadhan oo u hormuud ka yahay madaxweynaha dalkaasi ismaaciil cumar geele, dalka djibouti oo ku yaala meel muhiim ka ah istiratajeediyada aduunka ayaa waxaa u fahamay madaxweyne geele baahida dunidu u qabto boqcadaasi djibouti dhacdo , waxaan u gudo galay sidii ugu faaidayn lahaa, hadaba horumarkan dalkaasi ka hano qaada mudadii u xilka madaxeyne geele Haye.iyadoo ay Jirto Horumar Hadana waxaa in ay jabuuti ka jirto Baahi iyo Farqi Xadka Dhaafay oo ku Habsaday Shacabka reer jabuuti Taas oo ay Keentay maamul xumo iyo Cadaalada daro baahday.
Hoos ka daawo.