DAAWO: Militeri Soomaali ah oo Tababar kusoo dhameysdtay Turkey & Hanjabaad ay udireen Shabaab.

Magaaladda Ankara ee xarunta dalka Turkey waxaa maanta lagu soo bandhigay tiro ciidamo militeri ah kuwaas oo tababar soo dhameystay.

Ciidamadan oo ubadan dhalinyaro ayaa loogu talagalay iney ka qeyb qataaan howlgaladda Soomaaliya, waxaana ay sheegeen in tababarkoodii Turkey ay wax badan ka barteen.

Qaar kamid ah dhalinyaradan tababarka loo soo gabagabeeyay ayaa muujiyay dareenka ay ka qabaan iney Soomaaliya ka dhigaan dal amaan ah.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA