DAAWO: 16 Qodob oo ay qasab tahay Inaad ka baratid Madaxweynaha Soomaalidu aadka uu jeceshay ee Turkey Erdogan.

Madaxweynaha dalka Turkey Rajep Dayib Erdogan waxaa uu kamid yahay madaxda caalamka ugu magaca iyo awooda badan.

Erdogan oo mudo dheer ka talinayay Turkey ayaa saameyntiisa siyaasadeed waxaa ay gaadhsiisan tahay in lagu sharfo sharciyada dhalashada ee qaar kamid ah wadamada caalamka.

Hadaba, Waxaan maanta halkan kuso gudbineynaa 16 qodob oo aadan ka aqoon madaxweynaha Turkey Erdogan oo ah saaxiibka iyo caawiyaha koobaad ee shacabka iyo dowladda Soomaaliya.

         HOOS KA DAAWO