Daawo Beesha Caalamka oo ka shaqeyneysa In Haweeney ay noqoto Madaxweynaha Soomaaliya.

Soomaaliya oo ah dal bur-bursanaa muddo rubac qarni ah , ayaa hadda waxaa kasoo muuqanaya astaamahii nabadda iyadoo bulshadu ay si weyn uga soo daaleen dagaaladii siyaasadeed iyo kuwii sokeeye Labadaba.

Haddana beesha Caalamka oo in muddo ah gacan siin jirtay shacabka Soomaaliyeed ayaa hadda bilawday iney taageero siiyaan haweenka.

Shir ka dhacay Muqdisho ayaa waxaa looga hadlay in dumarku ay gabadh soo doortaan beesha caalamkana ay doorashada soo socota taageeraan sidii ay u noqon laheyd madaxweynaha badali lahaa Mudane Farmaajo.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA