Dowladda Ingiriiska oo dhabarka ka jabisay damacii Somaliland ee qaddiyaddii go’itaanka.

Dowladda Ingriiska ayaa Hadda waxey bilowday iney dib ugu soo celiso Soomaliland miiskii wada hadalka oo ay kol Hore Maamulada Muqdisho iyo Hargeyso ay kuwada lahaayeen wadanka Turkiga .

Danjiraha Somaliland ee Soomaaliya oo maanta gaadhay Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu kulamo warbaahinta aan loo ogoleyn uu qasriga Madaxtooyada Hargeysa kula qaatay Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo”.

Lama Oga sida hoose waxyaabaha ay uga hadleen marka laga reebo Damaca Xukuumadda London ee ah in aysan Soomaaliya kala go’in si loo ilaaliyo xasiloonida geeska Afrika.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA SHIRKA SOOMAALILAND IYO SAFIIRKA.