DAAWO: Muuqaallo Naxdin Leh Oo Laga Helay Qaraxii Maanta
Muuqaallo dheeraad ah ayaa laga helayaa qaraxii xooganaa ee maanta ka dhacay wadada Maka Al-mukarama ee magaaladda Muqdisho.
Ku dhawaad 8 qof ayaa lasoo sheegayaa iney dhinteen halka dad ka badan 10-na ay ku dhaawacmeen qaraxaas oo ahaa mid ismiidaamin ah.
Kooxda Shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda weerarkaas, sargaal uhadlay wasaarada amniga ayaana tilmaamay in shacab la bartilmaameedsaday.