DAAWO: Sh Maxamed Dirir oo ka hadlay Kaniisadda Hargeysa, sheegayna In Dinta Islaamku…

Sh Maxamed Cumar Dirir oo kamid ah culimadda ugu waa weyn Soomaaliya ayaa amray in la dumiyo kaniisadda ku taal magaaladda Hargeysa ee dhawaan la furay.

Shiikha ayaa sheegay in gabi ahaanba ay denbi tahay in dal muslim ah laga furo ama laga cusbooneysiiyo kaniisad ayna tahay in la bur buriyo.

“Dalka haduu yahay dal muslim ah gabi ahaanba kaniisad lagama furi karo, hadii mid horey uga taalayna la cusbooneysiiso waa in la dumiyaa”ayuu yiri Shiikh Maxamed Dirir.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA