Qayb ka mid ah Raad-Gurkii Taarikhda Xornimada Jabuuti iyo Elmi Omar Khayreh.

Waa Taarikh iyo dhacdooyin mug weyn oo ummada reer jabuuti si ula kac ah looga daboolay Hase yeeshee Halgame Elmi Omar Khayreh ka reebey Raad-Gur dhaxal ah gaar ahaan Dilkii Foosha Xuma ee Xeebta Lowyada cada ka dhacday taas oo lagu Khaarajiyey xubin ka mid ahaa Hoggaamiyaashi Xornimada ka jabuuti.Dilka Janaale wuxuu marcuun Aadan Roobleh Cawaale ka sheegey Addecadda BBc.ta laanta Af Soomaaliga in ay janaale dawlada jabuuti Khaaraajisey isagoo waliba magacaabay rag ay ka mid ahaayeen Idriss Cumar Geele.