Xeernews24
  • Startseite
  • Audio
  • Xeernews24.com
  • Suche
  • Menu

Shirka Wadatashiga Duulista hawada oo ka furmay Muqdisho (Sawiro)

8. August 2017/in WARAR/NEWS /von admin

 Shirka Wadatashiga Xukuumadda Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada ee Wasaaradaha Gaadiidka iyo Duulista Hawada ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad ayaa daah furay, iyadoo shirka ay ka qeyb galeen Xubno ka socda Maamul Goboleedyada, Guddiga Golaha Shacabka u qaabilsan Duulista Hawada, Wakiilo ka kala socda shirkadaha FAVORI, Bankirafti iyo kuwa kale.

Wasiirka ayaa sheegay in u jeeddada shirka ay tahay sidii loo sameyn lahaa sharciyo mideysan oo uu dalku yeesho, sida mideynta leysamada dalka oo dhan.

Sidoo kale Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya ayaa sheegay in soo celinta Maamulka Hawada Dalka ay gebogebo ku dhawdahay, isla markaana qalabkii lagu hagi lahaa la rakibayo.

Wasiirka ayaa hoosta ka xariiqay in dhawaan la soo xiri doono xafiiska Nairobi ee Hawada Soomaaliya laga maamuli jiray laga soo bilaabo sanadkii 1991-kii markii ay bur burtay dowladdii dhexe ee dalka.

Shirkan ayaa socon doono muddo labo cisho ah, waxaana ka qeyb galaayasha la tusi doonaa maalinta beri ah xarunta loo diyaariyay in laga maamulo hawada Soomaaliya, waxaana meel gabo gebo ah maraya qalabeynta xaruntasi.

 

Teile diesen Eintrag
  • Teile auf Facebook
  • Teile auf Twitter
https://www.xeernews24.com/wp-content/uploads/2017/08/shir-wadatashi-4.jpg 360 640 admin https://www.xeernews24.com/wp-content/uploads/2017/06/xeernews-1.png admin2017-08-08 16:30:302017-08-08 16:30:30Shirka Wadatashiga Duulista hawada oo ka furmay Muqdisho (Sawiro)

raadin

warki u dambeeyey

  • Daawo Sawirrada iyo Sidda looga Ciiday magaalada Shiniile.
  • Casrigii Dullinimadka Cadawga  iyo Doqonnimada Reer Sitti.
  • Bahda XeerNews24 iyo Hawlwadeenadeedu waxay akhristayaasha ugu Hambayeynayaan munaasibada Ciidal-Fidri.
  • Magaalada Biki oo taarikhdda biyo galin yeelatay.(Sawirro)
  • In ka badan 190-Xildhibaan oo qaatay Shahaadada Xildhibaanimo (Magacyada)

kaydka wararka

  • Mai 2022
  • April 2022
  • März 2022
  • Februar 2022
  • Dezember 2021
  • November 2021
  • Oktober 2021
  • September 2021
  • August 2021
  • Juli 2021
  • Juni 2021
  • Mai 2021
  • April 2021
  • März 2021
  • Februar 2021
  • Januar 2021
  • Dezember 2020
  • November 2020
  • Oktober 2020
  • September 2020
  • August 2020
  • Juli 2020
  • Juni 2020
  • Mai 2020
  • April 2020
  • März 2020
  • Februar 2020
  • Januar 2020
  • Dezember 2019
  • November 2019
  • Oktober 2019
  • September 2019
  • August 2019
  • Juli 2019
  • Juni 2019
  • Mai 2019
  • April 2019
  • März 2019
  • Februar 2019
  • Januar 2019
  • Dezember 2018
  • November 2018
  • Oktober 2018
  • September 2018
  • August 2018
  • Juli 2018
  • Juni 2018
  • Mai 2018
  • April 2018
  • März 2018
  • Februar 2018
  • Januar 2018
  • Dezember 2017
  • November 2017
  • Oktober 2017
  • September 2017
  • August 2017
  • Juli 2017
  • Juni 2017
  • Mai 2017
  • April 2017
  • März 2017
  • Februar 2017
  • Januar 2017
  • Dezember 2016
  • November 2016
  • Oktober 2016
  • September 2016
  • August 2016
  • Juli 2016
  • Juni 2016

Mawduuc

  • Guud Ahaan
  • Qormooyin/Articles
  • VIDEO/AUDIO
  • WARAR/NEWS

nala soo xidhiidh

info.xeernews24@gmail.com

Geeloow Gacal Waa Beer, Bahi Waa Jaqas Weeye Siyaasadaadu Buuq iyo gacan ka hadal ka dhashay Fadhigii Baarlamaanka Maamulka Somalilan...
Nach oben scrollen