Qadar oo 80 Dal u fasaxday inay Visa la’aan ku tegi karaan dalkeeda (Akhriso Liiska)

Dowlada Qadar ayaa maanta ku dhawaaqday inay ilaa 80 dal oo dunida ah u fasaxday inay fiiso la’aan ku tegi karaan dalkeeda.

Wasaaradda Dalxiiska dalka Qatar ayaa warkan baahisay maanta sida uu sheegay Xasan Al-Ibrahim, madaxa horumarinta Dalxiiska dalka Qatar.

Dalalka loo ogol yahay Visa la’aanta inay tagaan Qatar waxaa ka mida dalalka Yurub, Waqooyiga America, iyo dalalka India, Lebanon, New Zealand, South Africa, and the United States.

 

33 Dal dadka ka soo jeeda ayaa loo ogolaaday inay joogi karaan dalka Qatar muddo lix bilood ah, halka 47 dal oo kale loo ogol yahay inay dalkaas joogi karaan 30 maalmood oo ay cusbooneysiin karaan.

Tallaabadan ayay sheegtay dowladda Qatar in loo qaaday dhiirigelinta dalxiiska, loona fududeeyo socdaalka dunida.

HOOS KA AKHRISO LIISKA DALALKA

Qebta koowaad:

1. Austria

2. Bahamas

3. Belgium

4. Bulgaria

5. Croatia

6. Cyprus

7. Czech Republic

8. Denmark

9. Estonia

10. Finland

11. France

12. Germany

13. Greece

14. Hungary

15. Iceland

16. Italy

17. Latvia

18. Liechtenstein

19. Lithuania

20. Luxembourg

21. Malta

22. Netherlands

23. Norway

24. Poland

25. Portugal

26. Romania

27. Seychelles

28. Slovakia

29. Slovenia

30. Spain

31. Sweden

32. Switzerland

33. Turkey

QEYBTA LABAAD

1. Andorra

2. Argentina

3. Australia

4. Belarus

5. Bolivia

6. Brazil

7. Brunei

8. Canada

9. Chile

10. China

11. Colombia

12. Ecuador

13. Panama

14. Costa Rica

15. Georgia

16. Guyana

17. Hong Kong

18. India

19. Indonesia

20. Ireland

21. Japan

22. Kazakhstan

23. Lebanon

24. Azerbaijan

25. Macedonia

26. Malaysia

27. Maldives

28. Mexico

29. Moldova

30. Monaco

31. New Zealand

32. Paraguay

33. Peru

34. Russia

35. San Marino

36. Singapore

37. South Africa

38. South Korea

39. Suriname

40. Cuba

41. Thailand

42. Ukraine

43. United Kingdom

44. United States

45. Uruguay

46. Vatican City

47. Venezuela