Cabashada Duqayda Iyo jawaabta Qurba-Joogtu Waa Siddi Geed Biyo Ku Dhex Qalalay.
Markaad Eegto Cidda Laga Caban iyo kuwaa ay yihiin iyo awoodda ay isku Halaynayaan oo ah Haramuuska jabuuti ee aad eegto mar kale Duqayda Lughaya iyo Qurba-Joogta Uk ee Wal Bahaarka Haysto waxaa si run ah kuugu soo Bixi wixii aan Horey u Saadaalinay ee ahayd Jabuuti waxay Ciise ku Noqotay (Sac Geeskiisu Wareemay)