DAAWO:MAXKAMADA SARE EE MAAMULKA SOMALILAND OO GO,AAN KA SOO SAARTAY MURANKII GOLAHA WAKIILADA.

 

Go,aanka Maxkamadda Hargeysa ayaa loo Qaadan Kara mid u xaglin Xisbiga Siilaanyo  oo arrinti loo soo gudbiyey aaan uga arimin qaabka loo arkayaa in u sax yahay dooda iyo murankana cirka kuii laali karta inta lagu guda jiro xiisadaha ku saabsan doorashooyinka Maamulka Hargeysa.