DAAWO: Soomaaliya oo Cashar u dhigtay Kuuba 1977-dii & Dagaal Culus oo dhex-maray

Dagaal Culus ayaa waxa uu dhex-maray Dowladaha Itoobiya iyo Soomaaliya waxa dagaalkaasi uu qasaare lama filaan ah uu kasoo gaadhay itoobiya maadaama Soomaaliya ay wax yar kasoo wareegatay markii ay xoriyadda qaadatay.

Dagaalka ayaa waxaa Itoobiya usoo hiiliyay Dowladda Kuuba kadib markii laga adkaaday.

HADABA HALKAAN KA DAAWO MID KAMID AH DAGAALKII DHEX-MARAY SOOMAALIYA IYO KUUBA .