Daawo:Dhacdadii ugu murugada badneyd oo haatan kataagan Norway Aabe soomaaliyeed oo ay

Arin murugo badan ayaa maalmaahan ka taagan magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway kadib markii uu maxkamad kasoo muuqday aabe soomaali ah.

Maxkamada oo socon doonta dhageysigeeda mudo laba maalmood ah ayaa lashegaya in aabaha soomaaliyeed dib looga ceshay sharcigii oo dalkaas ku lahaa kadibna la dooni in loo tarxiili  dalka soomaaliya ayadoo laga reebanaayo caruurtiisa.

Sida ay sheegeyn soomaalida halkaas ku nool ayaa sheegtay in ay tahay dhacdadii ugu horeyse uguna xumeyd ee soo marta jaaliyada soomaaliyeed ee dalkaas ku nool.

Aabaha dhalay caruurtaas laga soo tarxiili rabo ayaa fariin udiray shacabka soomaaliyeed iyo dowlada in arintiisa wax laga qabto madaama ay tahay mid aad u xanuun badan.