DAAWO:Puntland iyo Soomaaliland oo ciidamo Dagaal soo dhoobay Gobolka Sool.

Iyadoo dhawaan ay Puntland iyo Soomaaliland warbaahinta isku mariyeen eedeymo midba midka kale ku eedeynayo inuu kusoo xadbay xuduudkiisa ayaa waxaa soo ifbaxaya Diyaar garow ay labada dhinac sameynayaan.

Wasiirka Maaliyadda Puntland C,laahi Siciid Carshe Dhaqaaje ayaa booqasho dheeri galin ah ku tagay Saldhigyo ay Ciidamada Puntland ee Difaaca Xuduudaha ay ka sameysteen deegaano ka tirsan Gobolka Sool.

Soomaaliland oo  gacanta ku haysa Caasimadda Sool ee laascaano iyo inta badan Gobolka waxey dhankeeda Fiijignaan galisay  Ciidamadeeda jooga Gobolka Sool.

DAAWO MUQAALKA CIIDAMADA