DAAWO: Silaanyaha Maamulka Hargeysa oo qaliin lagu sameeyay & Xog kasoo baxeysa Xaaladiisa.

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa lagu sameeyay qaliin waxaana war laga soo saaray xaaladiisa.

Mudane Siilaanyo oo qaliinka ku maray dalka Imaaraadka ayaa haatan xaaladiisa ay wanagsan tahay sida uu sheegay afhayeenka madaxtooyadda Somaliland.

“Waxaa laga qalay dhanka qabsiga, xaaladiisana waa wanaagsan tahay”ayuu yiri afhayeenka madaxtooyadda Somaliland.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA