Daawo Video:Xaaska Sheikh Aadan Sunne Ka Hadashay Weerarkii xalay Odeygeeda lagu Soo qaaday.

Haweenayda Sheekh Aadan Sunne Oo xalay ciidanka somaliland ugu Dhecen Aqalkiisa ayaa Ka hadashay weerarkii lagu beegsaday Sheikh Aadan oo ah Odeygeeda.waxayna Sheegtay in Sifo Sharci daro ah oo ka Baxsan Bili aadanimada loola dhaqmay Sheekh aadan sunne Markii la Xidhaayay lana Jidh Dilay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhinaca kale Afhayeenka Ciidanka Booliska Somaliland ayaa Isna Sheegay in Sheikh Aadan sunne Ciidamo Ku Tababartay gudaha Hargeisa Islamarkaana uu gaalo u Aqoonsan  yahay ciidamada Somaliland.