DAAWO:-Turkiga Oo Iibsatay Gantaalaha Difaaca Ee S 400 ( Xogta Dahsoon )

Dalka Turkiga oo Ugu Dambayntii iibsaday Gantaalaha S 400 Oo Lagu La Dagalamayo Cadawga Turkiga iyo guud ahaan Islamka talaabadan oo gaashaanbuurta Nato calool xumo ku abuurtay.