Markii la kala xidhay Jigjiga iyo Adis ababa ayaa waxaa soo baxay muhiimadi la qarin jiray ee gobolka Sitti.

Marka Kastee oo dalka Ethiopia dhex fadhiisto khal-khal iyo burbur siyaasadeed gobolka qudha ee ay iska soo daba qabato ayaa noqda gobolka Sitti waa taarrikha soo jireen ah.