Wasiirka Dhalinyarada DDSI “Digniin Qaad Sumeysan 15-Qof Dhimasho 38-Kale Xanuunsan.

  • Wasiirka xafiiska dhalinyarada iyo ciyaaraha DDSI Mudane Maxamed  Bile Xasan oo Xaleyto Tvga Caalamiga ee Universal Tv uga warbixiyay Qaadka lasumeeyay ee 15-qof ku dhimatay ila 38-qof kale lagu daaweeyn cisbitalka magaalada Jigjiga.

    Waxaana ka dambeeya ayuu yidhi wasiirka kuwa masuuliyiin ka ah ismaamulka oromada wuxuu intaa ku daray in dhamaan Soomaalida uu uga digayo qaadka sumeysan.

               Xaga hoose ka daawo Muuqlak