Daawo,Magaalada Jigjiga oo Ay Ka Qaxeen Kudhawaad 500.000 Oroma ah Iyo Gaadiid Waaween OO lagu Daabu layo

Daawo,Magaalada Jigjiga oo Ay Ka Qaxeen Kudhawaad 500.000 Oroma ah Iyo Gaadiid Waaween OO lagu Daabu laayo,si ay naftooda ula baxsadaan iyagoo ka cabsi qaba in ay dadka Soomaalidu kula kacaan ficilo aargoosi ah.