Sawir Taarrikheed Abwaan Cumar Axmed Cadaawe(Cumar Qaadi)

Kol hadaan isgoolkii ka dhigay beerta dhineceeda,
Dhoomaha Dalool iyo Wardiiq dhabarka Ceeleeye,
Ay dhalinyartii reer tolkay buuga dhiganayso,
Uu daar la daalacay tiriig uga dhalaalaayo,
Uu macalin dhaarsani ardayda ugu dhawaaqaayo,
Dhug halkaan ku idhi saw hurdada dhaaxo kama gaadhin!“ Sheekh Cumar Axmad Cadaawe ‚Cumar Qaadi‘ (AH) 1957kii,Cabdulqaadir,Soomaaliya.