Wafti ka socda safaarada Turkiga ee Jabuuti oo Saylac gaadhay

Wafti ka socda safaarada Turkiga ee Jabuuti ayaa Saylac soo gaadhay. Waftigan ayaan la sheegin ujeedada dhabta ah ee socdaalkooda iyo in ay kaliya soo arkayaan caasimada Saylac oo muddo hore hoos iman jirtey xukunkii Cusmaaniyiinta.