ODEY DHAQMEED OROMO AH OO SHARAXAY SOBOBTA SOOMAALIDA LOOGU LAAYEY DEEGAANKA OROMADA .

DAAWO: MADAX OROMO AH OO SHARAXAY SOBOBTA SOOMAALIDA LOOGU LAAYEY DEEGAANKA OROMADA

Barnaamijka Kaalinta Dadweynaha ee Kalsan TV ka siidaayo wariye Cabdilaahi Maxamed Cali ayaa laba masuul oo qoomiyada Oromada ah si adag loogu weydiiyey sobobta Oromadu u beegsanayso Soomaalida.

Halkan hoose ka daawo barnaamijkan oo dadweynuhuna si toos ah uga qayb qaateen oo su’aalo lagu boobay masuuliyiinta Oromada.