DAAWO:SHIRWAYNIHII BEELWEYNTA MAMAASAN AYAA KA FURMAY TUULADA GEERISA EE GOBOLKA Awdal.

XeerNews24 (SAYLAC)Shirwaynahan Beelasha Mamaasan Ayaa Ka Furmay Tuulada Geerisa Ee Gobolkaka Awdal ayaa ah shirkii ugu horeeyey ee nuuciisa ah ee beeshu yeelato intaa la xasuustu taarrikhda beesha Maamaasan wuxuuna shirkaan ku soo beegmay wakhti ay beeshu ma maqaan tahay saxaadda siyaasadda degmooyinkii ay beeshu deganka u lahayd arrintaas oo beesha mudo aad u dheer lagu dhaliilsanaa.Baahidda keentay shirkan ayaa ah in ay beeshu dareentay dib u dhaca sidda micna darada ah ugu habsaday iyo degmooyinkii oo halis ugu jira in ay dad kale gacantooda gasho.

l