Mareykanka oo gaadiid dagaal gudoonsiiyay AMISOM(SAWIRRO)

 

Dowlada Mareykanka ayaa gaadiid dagaal oo tiradoodu dhantahay 19 baabuur gudoonsiiay ciidanka uganda ee katirsan hawlgalka AMISOM.Deeqdan militari waxaa taliyaha ciidanka Uganda ee AMISOM Brig. General Muhanga Kayanja gudoonsiiyay Brig. General Miguel A. Castellanos, oo ah taliyaha ciidamada Mareykana qaybta CJTF-HOA Soomaalia.Taliyaha ciidamada Uganda ee Soomaalia general Kayanja ayaa ka mahad celiyay deeqda la gudoonsiisay wuxuuna xusay in gaadiidkan dagaal wax weyn katiri doonaan la dagaalanka Alshabaab.

 

Hoos ka daawo sawirada36597500704_ab3ee96389_z

36597503204_4f4672006c_z

36637324353_b4a658e2f7_z

36637326943_5d47f948f3_z

36637342613_303b257761_z

36637350823_2b61a0526d_z

37051286670_e397c696de_z

37051291360_dc14746fae_z

37051306320_76f95e9a35_z

37051371940_55cbc0db14_z

37259949866_9382f59549_z

37277735752_252de4bb43_z

37307020811_0fc7a03459_z

37307081471_cdd8842167_z

37449975375_d2fb8806b9_z